Latacaalida abaaraha ee degmada taleex

February 12, 2022

Taleex

Maamulka dawladda hoose ee degmada Taleex oo uu hogaamiyo mayorka degmada Taleex ahna xoghayaha Guud ee ururka dawladaha hoose ee Somaliland ALGASL Cabdiraxmaan Cismaan Aw Aadan, ayna ku weheliyeen xoghayaha degmada Mukhtaar cumar Cali iyo qaar ka mid ah xildhibaannada golaha deegaanka degmada Taleex ayaa wajigii 1aad ugu deeqay shacabka Gobolka Xaysimo 60 booyadood oo biyo ah; kuwaas oo la gaadhsiinayo dhulka baadiyaha. Iyaga oo balan qaaday inta abaarto jirto in ay wadi doonan taageerada ay bulshadooda la garabtaaganyihiin.

 

SHARE

Previous
Previous

Dadaalka dawladda hoose ee burco iyo kor u qaaddida bilicda magaalada burco

Next
Next

Dhiirigalinta cashuur bixiyayaasha iyo dawladda hoose ee berbera