Dadaalka dawladda hoose ee burco iyo kor u qaaddida bilicda magaalada burco

February 28, 2022

Burco

Dawlada hoose degmada burco ayaa ka fulisay olole nadaafadeed afarta degmo ee ay la koobantahay magaalada burco oo kala ah degmada maxamed cali, degmada faarax oomaar, degmada sh. Bashiir iyo degmada lixle ololahan oo uu horkacaayey maayirka degmada burco mudane cabdirisaaq ibraahim cabdi waxaa ku wehelinaayey agaasimaha arimaha bulshada xamse maxamed cali. Ujeedada ololaha ayaa ah ladagaalanla qashinka qashinka iyo kor u qaaididka fayodhawrka iyo bilicda magaalada burco. Ololahan oo ah mid joogto ah ayaa wiigiiba laqaado maalmaha khamiista.

Burco

 

SHARE

Previous
Previous

Maalgalinta danyarta iyo dib u xoolaynta ee dawladda hoose gabiley

Next
Next

Latacaalida abaaraha ee degmada taleex