Newsroom
Find the latest news on ALGASL work and issues related to Somaliland local governments
Mapping the Future: Enhancing Local Government Capacity for Effective Urban Planning and Service Delivery through GIS Technology
Mapping the Future: Enhancing Local Government Capacity for Effective Urban Planning and Service Delivery through GIS Technology
The Training of Trainers (TOT) program on Geographic Information Systems (GIS) and related skills, held from 1st to 10th September 2024, marked a significant milestone in the capacity-building efforts for local government staff. The training, organized by the Association of Local Government Authorities of Somaliland (ALGASL) in Collaboration with UNFPA, brought together participants from various districts across Somaliland.
Ministry of Information, Communication and Technology Spearheads Digitalization Efforts: A Landmark Gathering
In a bid to propel Somaliland into the digital era, the Ministry of Communication and Technology, led by the esteemed Dr. Ahmed Yusuf Idris, orchestrated a momentous assembly. Representatives from key entities including the Ministry of Interior, ALGASL, the local administrations of Hargeisa and Gabilay, and the renowned GST company converged at the Ministry of Communication and Technology's conference hall for a pivotal discussion on the Digitalization of government services.
A Successful Week-Long Business Trip: Strengthening Partnerships and Fostering Development
ALGASL Fosters Inter-District Collaboration: Support for Baki's Road Widening Project
ALGASL Extends a Helping Hand: $600,000 Donation to Rebuild Wajale Market
UCLG-CIB Meeting for Local Governments Associations Conference
Sallaxley oo loo caleemo saaray Degmada Bisha
Dawladda hoose ee degmada sallaxley waxay wadaa Wado casri ah oo isku xidhi doonta Hargeysa iyo Sallaxley, Wadadan ayaa gudaha Sallaxley laga bilaabay taasoo kamid ah wajiga 3-aad ee dhismaha wadada cad ee isku xidha Hargeysa Sallaxley ilaa Ina guuxaa. Wadadan ayaa gudaha Sallaxley laga dhigay laba haad oo min 6meter ah. Dawladda hoose ee dagmada Sallaxley ayaa door weyn oo muhiin ah ka qaadatay dhis maha wadadan iyadoo ay ka shaqaynayaan Gaadiidka Dawlada Hoose sida Iska rogoyinkii, Gacafyadii, Ruglaydii, iyo Booyadahii dawladda hoose ee dagmada Sallaxley.
ururka dawladdaha hoose ee somaliland oo ugu deeqay suuqa waaheen 1.5 million doolar
Waxaa dhacday Masiibo qaran tariikhdu markay ahayd 1/4/2022 masiibadaas oo ahayd Dabkii qabsaday suuqa Waaheen ee ku yaalay caasimada JSL ee hargeysa. Masiibadaas oo ahayd masiisbo baabiisay hanti lagu qiyaasay inay gaadhay say (Hal bilyan ilaa hal bilyan iyo badh oo doolar) hantidaas oo isugu jirtay guurto iyo maguurto dhamaantoodna halkaa ku shuf beeshay markii uu madax waynuhu JSLand ku dhawaaqay masiibdaa qaran ee dalkeena ka dhacday ayaa waxaa la isu xilsaaray in laga wada qayb qaato sidii loo caawinlaa umadaa ku waxyeelawday masiibadaas heer shakhsi ilaa heer qaran.
Dayactirka iyo casriyeynta wadooyinka caasimadda
Dawladda hoose ee caasimada Hargeysa waxay masuul ka tahay bilicda, nadaafada iyo amniga magaalo madaxda Jamhuuriyadda Soomaalilaan oo ah muyaarada dalka. Iyadoo sadexdaa tiir laga duulayo bilihii u danbeeyay dawladda hoose ee caasimadu waxay ku hawlaneed olole iskugu jira dayactirka iyo casriyeynta wadooyin caasimada, iyagoo wadooyin kale oo mudo xidhnaa iyagana la baneeyay.
Soo noolaynta aasarta qadiimiga ah ee degmada saylac
Dawladda hoose ee degmada Saylac waxa ay sannadkan 2022 qorshaysay in ay dayactir ku samayso goobaha aasaarta qadiimiga ah ee u baahan in waxlaga qabto, kuna yaala magaalo taariikheedka Saylac. Madxafka magaalada Saylac waxa uu ka mid yahay goobaha taariikheed ee la qorsheeyey in sannadkan la dayactiro.
Maalgalinta danyarta iyo dib u xoolaynta ee dawladda hoose gabiley
Maalgalinta danyarta iyo dib u xoolaynta ee dawladda hoose gabiley Waa mushruuc loogu talo galey in loogu abuuro ilo dakhli qoysaska danyarta ah. Mashruucani waxa uu bilaabmay 250 qoys oo ku dhaqan Degmada Gabiley. Mashruucani waxa uu xooga saarayaa kor u qaadida ganacsatada yar-yar.wajigiisii koobaad sanadkii 2020ka, waxan ka faa’iidaystey 100 qoys oo danyar ah, halka wajigiisa labaad u ahaa sanadkan 2021ka waxaana mashruucan ka faa, iidaystay 150 qoys oo kale, guud ahaan tirade qoysasku waa 250 qoys.
Dadaalka dawladda hoose ee burco iyo kor u qaaddida bilicda magaalada burco
Dadaalka dawladda hoose ee burco iyo kor u qaaddida bilicda magaalada burco. Dawladda hoose degmada burco ayaa ka fulisay olole nadaafadeed afarta degmo ee ay la koobantahay magaalada burco oo kala ah degmada maxamed cali, degmada faarax oomaar, degmada sh.Bashiir iyo degmada lixle ololahan.
Latacaalida abaaraha ee degmada taleex
Maamulka dawladda hoose ee degmada Taleex oo uu hogaamiyo mayorka degmada Taleex ahna xoghayaha Guud ee ururka dawladaha hoose ee Somaliland ALGASL Cabdiraxmaan Cismaan Aw Aadan, ayna ku weheliyeen xoghayaha degmada Mukhtaar cumar Cali iyo qaar ka mid ah
Dhiirigalinta cashuur bixiyayaasha iyo dawladda hoose ee berbera
Maamulka dawladda hoose ee degmada Berbera ayaa isugu yeedhay qaar kamid ah ganacsatada magaalada Berbera oo ay u aqoonsadeen in ay yihiin ganacsatadii ugu wanaagsanaa ee cashuurta ku waajibtay ku bixiyay sidii qorshuhu ahaa iyo wakhtigii loogu talo galay. Xafladda abaalmarinta cashuur bixiyayaashii ugu wanaagsanaa ee magaalada Berbera ayaa ka qabsoontay xarunta laybareeriga Berbera, 13-kii February, 2022.
Doorka abaaraha ee dawladdaha hoose
Waa maxay doorka ay dawladdaha hoose ee
dalku ku leeyihiin ka jawaabida abaaraha?